Madaxweyne Laftagareen oo Cafis u fidiyay Maxaabiis kana bixiyay lacago lagu lahaa (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Cafis Madaxweyne u fidiyey qaar kamid ah maxaabiista ku jirtay xabsiga dhexe ee Magaalada Baydhabo. Maxaabiista uu cafiska u fidiyay madaxweyne maamulka Koonfur GalbeedĀ  Laftagareen ayaa ahaa kuwa galay dambiyo fud fudud iyo kuwa loo soo xiray lacago deyman ah oo lagu lahaa oo … Continue reading Madaxweyne Laftagareen oo Cafis u fidiyay Maxaabiis kana bixiyay lacago lagu lahaa (Sawirro)